HomeAll newsSafiirka Dowladda Federaalka u Fadhiya Yemen oo Beeniyay Eed Loo Jeediyay.

Safiirka Dowladda Federaalka u Fadhiya Yemen oo Beeniyay Eed Loo Jeediyay.

Safiirka Dowladda Federaalka u fadhiya dalka Yemen, oo dhawaan ku xigeenkiisa uu ku eedeeyey inuu boobay hantidii safaaradda, ayaa si kulul u beeniyay arintan.

Cabdullaahi Shuuriye ayaa sheegay iney waxba kama jiraan tahay warka lagu baahiyay baraha bulshada ee sheegaya in isagu boobay qalabkii yaalay safaaradda Dowladda Federaalka ee magaalada Cadan.

Halkaan ka Degso Warka Safiirka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular