HomeAll newsSarkaal Katirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo Ku Dhintay Galgaduud.

Sarkaal Katirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo Ku Dhintay Galgaduud.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa ku waramaya, in shil gaari oo ka dhacay halkaas uu geystay khasaare nafeed oo gaartay xubno katirsan Dowladda Federaalka.

Maxamed Dhaansuge, oo katirsan saraakiisha ciidamada Dowladda Federaalka ee gobolka Galgaduud ayaa ku dhintay, shil gaari oo ka dhacay inta u dhexeysa deegaannada Miir-Jecley iyo Huurshe, oo dhaca wuqooyiga gobolka.

Halkan ka dhagayso.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular