HomeAll newsSarkaal Katirsan Dowladda Federaalka oo Dhibaato Ku Haya Shacabka Aadan Yabaal.

Sarkaal Katirsan Dowladda Federaalka oo Dhibaato Ku Haya Shacabka Aadan Yabaal.

Bulshada ku dhaqan degaan hoostaga degmada Aadan Yabaal ayaa cabasho ah sarkaal katirsan Dowladda Fedaraalka.

Dadkaan oo ku dhaqan degaanka Boos Caduur oo hoostaga degmada Aadan Yabaal ee gobalka Sh-dhexe,, ayaa waxa ay sheegeen iney cabasho ka yihiin Saneey Cabdulle oo kamid ah saraakiisha ciidamada Dowladda Fedaraalka.

Waxa ay ku eedeeyeen inuu faraglin ku hayo arrimaha deegaanka, isagoo shaqooyinkii dadka e uu u keensaday dad uu isaga wato, taasna ay dhibaato ku qabaan.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular