HomeAll newsShirka Maamul Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka oo Ka Furmay Muqdisho.

Shirka Maamul Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka oo Ka Furmay Muqdisho.

Waxaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ka furmay shirka maamul goboleedyada iyo Dowladda Federaalka, iyadoo uu ka maqanyahay hogaamiyaha maamulka Puntland Siciid Deni.

Maamul goboleedyada shirka kasoo qeybgalay iyo Dowladda Federaalka ayaa kala shakisan, waxaana Laftagareen uu kasoo degay garoonka Muqdisho, isagoo wata ilaalo gaar ah oo uu kala yimid magaalada Baydhabo.

Halkan ka dhagayso.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular