HomeAll newsSoomaalida Nairobi oo Weeraray Xarumo Ganacsi oo Kenyaanku Leeyihiin.

Soomaalida Nairobi oo Weeraray Xarumo Ganacsi oo Kenyaanku Leeyihiin.

Soomaalida ku dhaqan magaalada Nairobi ayaa weeraro ku qaaday xarumo ganacsi oo ay Kenyanku ku leeyihiin dalkaas.

Waxaa habeenkii xalay ay dad Soomaali ah oo dhalinyaro ubadan ay weeraro ku qaadeen, xarumo ganacsi oo ay dadka Kenyanka ah ku leeyihiin magaalada Nairbi ee caasimadda Kenya.

Muuqaallo lagu baahiyay baraha Internetka ayaa muujinaya, dhalinyarada Soomaalida ah oo dhagxaan ku weeraraya mehradaha ganacsi ee ay Kenyanku leeyihiiin.

Khasaare hantiyeed ayaa lasoo warinayaa inuu ka dhashay weerarkaan, waxayna tani daba socotaa dil foolxun oo magaaladaasi loogu geystay haweeney Soomaali iyo gabdho ay waalid utahay.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular