HomeAll newsTaliyaha CID-da Maamulka Koonfur-Galbeed oo Qarax Lagu Weeraray.

Taliyaha CID-da Maamulka Koonfur-Galbeed oo Qarax Lagu Weeraray.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay weerar ku qaaday, hoyga uu magaalada Beydhabo ee xarunta gobalka Baay ka dagan yahay masuul katirsan maamulka la baxay Koonfur-galbeed.

Weerarka oo qarax loo adeegsaday ayaa lala beegsaday, hoyga uu xaafadda Bardaale ee magaalada Beydhabo ka dagan yahay, taliyaha CID-da ee maamulla ka baxay Koonfur-galbeed, kaas oo magaciisa lagu soo koobay Kuusow.

Illaa iyo hadda a aanan helin tafaasiil dheeraad ah oo ku aaddan, khasaaraha ka dhashay weerarkaan qaraxa ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular