Dowladda Talyaaniga ayaa deegaananda uu ka arimiyo Maamulka labaxay Puntland, waxay ka billaabeysaa mashruuc lagu diiwaan gelinayo dadka.
Munaasabad ka dhacday Garoowe ayaa lagu iclaamiyay mashruuca lagu diiwaangelinayo dadka deegannadaas ku nool, waxaana mashruuca ku dhawaaqay Khadiija Cali Maxmuud, oo u shaqeysa hay’ad Talyaanigu leeyahay.
Ilyaaas Lugatoor oo madaxweyne kuxigeenka maamulka labaxay Puntland ayaa kulanka ka sheegay, in SOomalaiya iyo Talyaanigu ay wax badan wadaagaan, waxna ay wada leeyihiin.
Halkaan ka Degso Warka Talyaaniga