Ikhlaasu waa rukni iyo tiir kamid ah tiirarka camalka wanaagsan ee saalixa ah, kaasoo uu Allaha aqbalayo, haddii camalka uu qofka qabanayo Ikhlaas laga waayana wuxuu noqonayaa camal buray, oo aanu Allaah aqbali doonin.
Halkan ka dhagayso Warbixin Ahmiyadda Ikhlaaska- Yaasir Cabdalla