Sunta kiimikada ee gantaallada Yahuudda ay ku ridayaan muslimiinta Qazza, ayaa dhibaatadoodu waxay xitaa u gudubtay caruurta ku jira uurka hooyadood, waxaana la diiwaan geliyay bilihii lasoo dhaafay in caruurta dhalanayay ay muuqaal ahaan bedelanyihiin, taasoo ay ugu wacantahay duqeymaha.