Tan Iyo qarnigii Tagay Ee 20aad, dowladda aasiyaanka ah ee Hindiya ayaa ku taamasay in ay kamid noqoto dowladaha soo saara hubka, islamarkana u dhoofiya dunida kale, madaxda iyo hogamiyaashi dalkani soo maray ayaana hamigaas Ka sinnaa, balse waxaa mid waliba ka hor-imanayay caqabado kala duwan.
Hadaba maxaa ku riixaya dowladda Hindiya iney kusoo biirto suuqa farsameynta hubka iyo iib geynta dunida inteeda kale? warbixintan ayaad kaga bogan kartaa.