Iyadoo wajaheysa duulaan adag oo uga imaanaya Ruushka, ayaa dowladda Ukraine la sheegayaa iney galaalan ku leedahay dagaallada ka socda dalka Suudaan ee bariga Afrika.
Waxaa dad badan la yaab ku noqotay in Ukraine oo uu iyada culees heysto kuna taalla Yurub, ay ka qeyb qaadato colaadda Suudaan oo ah dal ku yaalla Afrika.
Haddaba maxay Ukraine ka sameyneysaa Suudaan, kaalin noocee ah ayayna ku leedahay dagaalka halkaas ka holcaya?