HomeAll newsWarbixin: Talooyin ku Socda Ardeyda Xilliyada Imtixaannada. .

Warbixin: Talooyin ku Socda Ardeyda Xilliyada Imtixaannada. [Dhagayso].

Mid kamid ah marxaladaha ugu muhiimsan ee uu maro ardeyga ku jira waxbarashada, waa imtixaanka, taasoo ah isku day lagu qiimeynayo heerka uu la egyahay aqoonta ardeyga, iyo sida uu u fahmay duruustii uu horey usoo qaatay.

Inkastoo ay dhici karto in ardey waxbarasho ahaan fiican, hadana uu il duufo imtixaannada sida marar badanba dhacda, imtixaannadu aaney ahayn halbeeg rasmi ah oo ka tarjumaya aqoonta qofka, hadana waxa uu muhiimad gaar ah ugu fadhiyaa ardeyda, ehelkiisa iyo macallimiinta soo waxbaray.

Warbixintan, waxaan kusoo gudbineynaa talooyin muhiim ah, oo ku socda ardeyga xilliyada uu imtixaanka galayo ama uu isku diyaarinayo inuu imtixaan galo.

Dhagayso Warbxixin Talooyin ku Saabsan Xilliyada Imtixaannada- Yaasir Cabdalla

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular