Xasan Sheekh Maxmuud, madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa sheegay inuu diyaar u yahay wadahadal uu la galo maamul goboleedyada kasoo horjeeda siyaasadiisa.
Hadalkan ayuu ka jeediyay kulan ka dhacay Madaxtooyada oo ay kasoo qeybgaleen xillibaannada labada aqal ee baarlamaanka Dowladda Federaalka.
Wuxuu sheegay in xitaa uu baryayo maamul goboleedyada kasoo horjeeda, oo ah Jubbaland iyo Puntland.