Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa ka hadlay, ciidamo katirsan sirdoonka oo kuwa kale ku dilay degmada Afgooye ee gobalka Sh-hoose.
Xildhibaan Dalxa oo kamid ah baarlamaanka Dowladda Fedaraalka, oo ka hadlay dil habeen hore ciidamo loogu geystay degmada Afgooye, ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay in sirdoonkooda uu si bareer ah ulaayo askarta kale.
Waxa uu xusay in UU ka xun yihiin falka ay ku kaceen ciidamada Sirdoonka Dowladda Fedaraalka, isagoo intaa ku daray in illaa iyo hadda aanan wax jawaab ah laga helin labada maamul ee ja jira degmadaas.