Xildhibaan Yuusuf Gamaadiid oo kamid ah xildhibaannada ayaa waxa uu madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ku eedeeyay, in uu gabay howlihii loo igmaday, islaamrkaana uu hadda doonayo inuu muddo kororsi sameeyo.
Waxa uu tilmaamay in khilaafaad ay ka dhex jiraan Dowladda Fedaraalka iyo maamul gobaleedyada, saasoo ay tahayna uu doonayo inuu muddo kororsi sameeyo isagoo ku gambanaya doorashooyinka sida uu hadalka udhigay.
Waxa uu xusay in markii Xasan Sheekh uu muddo xileedkiisa dhamaado uusan waxba ku darsan karin.