HomeAll newsXildhibaannada Qaar oo Karkarinaya Mooshin ka Dhan ah Xamsa Cabdi Barre.

Xildhibaannada Qaar oo Karkarinaya Mooshin ka Dhan ah Xamsa Cabdi Barre.

Xogo soo baxaya ayaa tibaaxaya in qaar kamid ah xildhibaannada Dowladda Fedaraalka ay diyaarinayaan mooshin xil ka qaadis ah oo ka dhan ah Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Fedaraalka Xamse Cabdi Barre.

Mooshinka ayaa la sheegayaa in uusan wali aqbalin gudoonka baarlamaanka, sababo ku aaddan cadaadis uu kala kulmayo Xasan Sheekh oo ah madaxweynaha Dowladda Fedaraalka.

Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee baarlamaanka haweeneyda lagu magacaabo Sacdiyo ayay xoguhu tilmaamayaan iney iyadu hogaamineyso mooshinkaan xil ka qaadista ah ee ka dhanka ah Xamse Cabdi Barre.

Halkaan ka Degso Warka Mooshinka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular