HomeAll newsDad Biyo La'aan Ugu Dhintay Duleedka Degmada Dhoobley.

Dad Biyo La’aan Ugu Dhintay Duleedka Degmada Dhoobley.[DHAGEYSO]

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay degmooyin iyo deegaanno katirsan gobalka Jubada-hoose laga soo sheegayay, kuleylo iyo abaaro daran oo kajira goobahaas.

Xaaladda ayaa gaartay in dadka qaarkood ay harraad ugu dhintaan qeybo kamid ah gobalka.

Ugu yaraan 4 ruux ayaa biyo la’aan darteed waxa ay ugu geeriyoodeen deegaan hoostaga degmada Dhoobley ee Jubada-hoose, waxaana arrinkaasi ka waramay Xasan Cabdi Xaashi oo ah gudoomiyaha degmadaas.

Halkaan ka Degso Warka Biyo La’aanta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular