HomeAll newsDowladda Fedaraalka oo Dadka Rayidka ah ka Barakicineysa Xaafadda Jaamacadaha.

Dowladda Fedaraalka oo Dadka Rayidka ah ka Barakicineysa Xaafadda Jaamacadaha.

Waxaa barakac ka soconayaa xaafad kamid ah magaalada Muqdisho, halakas oo ay Dowladda Federaalka ka barakicneyso dadka shacabka ah.

Tallaabadan oo qeyb ka ah barakicinta dadka, iyo in dhulka ay degnaayeen lagu wareejiyo ganacsato ama shirkado shisheeye, ayaa dhalisay dagaal iyo gacan ka hadal dhexmara ciidamada Dowladda Federaalka dhexdooda.

Xaafadda Jaamacadaha, ayay Dowladda Federaalka dooneysaa iney dadka ka barakiciso, tan iyo shaleyna waxaa socda barakac xoog leh oo ay dadku sameynayan.

Mid kamid ah dadka ka barakacaya xaafadda oo 13 sano degana ayaa warbaahinta la hadlay, isagoo xilligas muujinaya cabsida la xiriirta ciidamo ka ag dhow goobta.

Halkaan ka Degso Warka Barakicinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular