Dagaal udhexeeya ciidamo kawada tirsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu maanta ka dhacay, Ex-Koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Dowladda Fedaraalka ay oo furimaha ka yimid ay ka soo horjeesteen, burburin lagula dhaqaaqay guryaha qoysaskooda, taas oo keentay in labada ciidan uu dhex maro dagaal dhaliyay dhimasho iyo dhaawac, sidoo kale lagu gubay gagaftii ay ku burburinayeen guryaha.
Halkaan ka Degso Warka Dagaalka