Maxamad Cabdullaahi Farmaajo madaxweyihii hore ee Dowladda Fedaraalka ayaa ka hadlay khilaafka ka dhaxeeya Dowladda Fedaraalka iyo qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada.
Wuxuu tilmaamay in haddii ay maamul goboleedyadu ay ka goostaan Dowladda Fedaraalka ay keeni karto in waxa loogu yeero beesha Caalamka ay garba duub u xiraaan madaxda Dowladda Fedaraalka.
chabter 7 oo ah xeer ay Qaramada Midoobya kula dhaqanto wadamada aan madax banaanida heysan ayuu sheegay Farmaajo iney wali ku jirto Dowladda Fedaraalka.