Faysal Cali Waraabe oo kamid ah Musharraxiinta utartamaya xilka madaxtinimo ee maamulka la baxay Soomaaliland, ayaa eedeeymo dhowr ah ujeediyay maamulka xilligan ka jira Hargeysa ee uu hogaamiyo muuse Biixi iyo xisbiga uu ka tirsan yahay ee Kulmiye.
Wuxuu ku eedeeyay cadaalad darro iyo iney yihiin xisbi qabiil.
isagoo hadalkiisa sii wata ayuu maamulka xilligan ka jira waqooyiga Soomaaliya ku tilmaamay iney yihiin magac uyaal.