HomeAll newsKuleyl iyo Abaaro Laga Soo Sheegayo Deegaabbo Dhaca Duleedka Kismaayo.

Kuleyl iyo Abaaro Laga Soo Sheegayo Deegaabbo Dhaca Duleedka Kismaayo.

Kuleyl iyo abaaro ayaa laga soo sheegayaa deegaanno dhaca galbeedka magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada-hoose.

Degaannada dhaca galbeedka magaalada Kimsaayo oo sanadkii hore ay saameeyeen fatahaadaha ayaa waxaa hadda laga soo sheegayaa kuleyl iyo abaaro ka jira halkaas.

Waxaa deegaannadaasi kamid ah Xamareyso, Galool-yar, Shimbireey iyo deegaanno kale, waxaana dadka ku dhaqan ay sheegeen iney halkaasi ka jiraan xaalado nololeed, iyagoo intaas ku daray in maamulka la baxay Jubbaland uusan waxba uqaban.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular