HomeAll newsNin ku Eedeysan Dilka Haween Soomaaliyeed oo Lagu Qabtay Nairobi.

Nin ku Eedeysan Dilka Haween Soomaaliyeed oo Lagu Qabtay Nairobi.

Booliiska dowladda Kenya, ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen nin lagu tuhunsanyahay inuu geystay dilkii argagax badnaa ee dhawaan Nairoobi loogu geystay haween Soomaali oo isku qoys ahaa.

Haashim Dhaqane, oo ah ninka ku eedeysan dilka hooyo, gabadheed iyo gabar ay habaryar u tahay, oo 21kii October ka dhacay Nairoobi, ayaa hadda lagu hayaa saldhig ku yaala magaalada Nairoobi, halkaas oo su’aalo lagu weydiinayo.

Cumar Ibraahim oo kamid ah ganacsatada Soomaalida ee Nairoobi, ayaa warbaahinta la hadlay, isagoo sheegay iney ku faraxsanyihiin soo qabashada ninkan.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular