HomeAll newsNuur Xuseen: "Dowladda Fedaraalka Waxay ku Takrifashay Hantida Dadweynaha"

Nuur Xuseen: “Dowladda Fedaraalka Waxay ku Takrifashay Hantida Dadweynaha”

Nuur Xuseen, oo kamid ah odayaasha ku sugan magaalada Muqdisho ee taageersan Dowladda Federaalka, ayaa ku eedeeyya Dowladda Federaalka iney ku takrifaleen hantidii dadweynaha.

Wuxuu sheegay in agaasimayaasha xafiisyada kala duwan ee Dowladda Federaalka, ay lunsadeen lacagihii ay dadka shacabka ah lahaayeen, kuna tilmaami karo iney yihin kuwa calooshood la ciyaar ah.

Halkaan ka Degso Warka Eedeynta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular