HomeAll newsWasiirkii 3aad oo Iska Casilay Dowladda Fedaraalka.

Wasiirkii 3aad oo Iska Casilay Dowladda Fedaraalka.[DHAGEYSO]

Saddaam Maxamuud Cabdi oo ah wasiir ku xigeenka wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda ayaa ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay.

Masuulkaan oo ah kii 3-aad oo muddo maalmo guhadood ah is casilo ayaa waxaa tallaabada uu qaaday ay salka ku heysaa, khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulka la baxay Jubaland.

Waxa uu dowladdii uu katirsanaa ku eedeeyay iney baalmartay dastuurka ay dajisteen, siyaasadeysay mashaariicda Puntland, kunna tumatay nidaamka fedaraaliga ah, colaadna ay ka dhex abuureyso deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Jubbaland.

Halkaan ka Degso Warka Is Casilaada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular