Xasan Sheekh Maxmuud, madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa qiray in daroogada ay kusoo badaneyso Soomaaliya, isagoo tilmaamay in ciidamada Dowladda Federaalka ay isticmaalaan.
Wuxuu sidoo kale sheegay Xasan Sheekh Maxmuud, in Muqdisho ay kusoo kordheen goobo dhaqan xumo ah oo lagu tunto.
Halkaan ka Degso Warka Xasan Sheekh