HomeAll newsXubno katirsanaa Xukuumadda Xamze Cabdi Barre oo is Casilay.

Xubno katirsanaa Xukuumadda Xamze Cabdi Barre oo is Casilay.

Saacado gudahood waxaa xilalkii ay kahayeen xukuumadda Xamze Cabdi Barre iska casilay, labo mas’uud oo katirsanaa xukuumadda.

Wasiiru dowlihii Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Federaalka Cabdirashiid Jire Qalinle, ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay Dowladda Federaalka, sababo ku aadan iyadoo aaney wada shaqeyn lahayn Xasan Sheekh Maxmuud iyo Axmed Madoobe.

Sido kale Axmed Cismaan Daqare oo ahaa wasiir kuxigeenkii Waxbarashada ee Dowladda Federaalka, ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay Dowladda Federaalka.

Arrintan ayaa banaanka soo dhigeysa fashilka ay dhex maquuraneyso xukuumadda Fedaraalka iyo heerka uu gaarsiisan yahay khilaafka ka jira gudaha xafiisyada ay ku shaqeeyaan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular