Madaxda Dowladda Faransiiska ayaa banaanka soo dhigay wejigooda dhabta ah ee ku aadan neceybka ay u qabaan diinta Islaamka iyo Muslimiinta, kadib markii Macron uu sheegay iney sii wadi doonaan aflgaadada Rasuulka Salla-llaahu caleyhi wasallam.
Muslimiinta caalamka ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay tacadiyaadka dowladda Faransiiska, waxaana kaalinta koowaad haatan ku jira shacabka Suudaan oo gubay safaaradda Faransiiska ee wadankaas, iyadoona shacabka Kuweyt ay kaalin weyn ku leeyihiin olole lagu qaadacayo badeecadaha ka yimaada dalka Faransiiska.
Halkan ka dhagayso Xadgudubka Faransiiska iyo Fal celinta Muslimiinta Falanqeyn