HomeAll newsSawirro: Ka Qeyb Qaado Dhismaha Dugsi Qur'aan oo Dhagax Laga Dhigayo.

Sawirro: Ka Qeyb Qaado Dhismaha Dugsi Qur’aan oo Dhagax Laga Dhigayo.

In dhulal loo gado malcaamadaha lagana dhigo kuwa dhismahoodu qurux badan yahay waa kalaamka Alle oo kor loo qaadayo. Tani waa madrado ay dad muxsiniin ah ka hir galiyeen degmada Saakow, waxay u iibiyeen dhul aad u weyn waxay ka dhiseen qolal kuwa kalana waa ay ku dhiman yihiin, waxayna dadka muslimiinta ah ka codsanayaan in lagu garab siiyo.

Kala Xiriir haddaad dibadda Taleefan Nambarkan 00252611133143

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular