Xilligan aynu noolnahay waxaa mugdi badni ka jiraa mafhuumka Ilbaxnimada ama Xadaarada, reer galbeedka ayaa maadada u arka iney tahay halbeega rasmiga ah ee Xadaarada, halka Islaamkana uu Xadaaradda iyo Ilbaxnimadu ku qiimeeyo miizaanka Towxiidka.
Hadaba Idaacadda islamaiga ah ee Al-Furqaan ayaa qabatay barnaamij gaar ah oo loogu magacdaray “Ilbaxnimadu Waa Islaamka” kaasoo lagu soo bandhigayo Jaahiliyaddii hore iyo tan mucaasirka iyo sida uu Islaamku uga duwanyahay.