50 Askari oo katirsan Xukuumadda Burkinafaso ayaalagu dilay weerar ay Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ka fuliyeen gudaha dalkaas.
Askarta xukuumadda Burkinafaso ayaa geystay xasuuq kale oo aad u foolxun, kaas oo ay ku laayeen tobannaan ruux oo Muslimiin ah, iyadoona geesta ay ciidamada Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ka horteen weerar ay soo qaaday askarta xukuumadda dalkaas.
Weerarka ka hortagga ah ayaa waxaa askarta xukuumadda Burkinafaso lagu gaarsiiyay khasaare lixaad leh, iyadoona laga dilay tobannaan askari, lagan qabsaday gaadiid dagaal oo ay wateen.
Ciidamada Burkiiniyiinta inta aanay la kulmin weerarka qasaaraha badan logu geystey ayaa waxay ku dhaqaaqeen xasuuq wadareed kadhan ah dadka shacabka ah ee ku noolaa deegaanada ay doonayeen iney aarbushaadad ka geystaan.
Mujaahidiinta Jamaacada nusratul muslimiin oo la socdey dhaqdhaqaaqa ciidamadan ayaa iska caabiyay, Bayaan kasoo baxay mujaahidiin jamaacada nusratul islaam wal muslimiin oo oo ay baahisey mu asasada al zalaaqa ayaa lagu faahfaahiyay, gabood falada ay geysteen ciidanka burkiina faaso iyo khasaarihii dhabarka loo saariyay, waxaana bayaanka lagu yiri:
“Allaha fadligiisa, dagaalyahanada mujaahidiinta Jaamacada nusratul Islaamka wal Muslimiin ayaa waxaa u suurtagashay inay iska caabiyaan weerar kaga yimid ciidamada Burkina Faso. ciidamada cadowga burkiina faaso ayaa Dadka rayidka ah ee aan hubeysneyn ee ku nool tuulooyin ka tirsan gobolka Fida, waxeya ka geysteen xasuuq aad u fool xun oo galaaftay nolosha 100 qof, waxaana tuulooyinkaas ka mid ah Namungo, Soum, iyo Lay Manga.
Bayaanka oo sii socda ayaa lagu sheegay in ciidamada Mujaahidiinta ay weerar culus ku qaadeen askartii tacaddigaan geystay, waxaana lagu yiri “Alaah fadligii mujaahidiinta ayaa ciidamada murtadiinta ka dilay 50 xubnood oo ka tirsan kuwa weerarka soo qaadey. ,waxeyna ciidamada Mujaahidiinta kaxeysteen 2 gaari, iyagoona qaniimeystay 3 qori oo BKM ah, 4 RPG, 30 AK47 ah, 50 mooto, iyo bagaashyo kala duwan.
Bayaanka ayay sidoo kale Mujaahiidiinta ku sheegeen in weerarka lagu gubay 3 kamid ah gaadiidka oo uu ku jiro mid gaashaaman iyo in ka badan 50 mooto, oo ay wateen askarta xukuumadda Burkinafaso ee weerarka kusoo qaaday dadka Muslimiinta ahI
Isla maalintaas Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin waxaa u suurtagashay in ay iska caabiyaan weerar kale oo ciidamada Burkina Faso ay ku qaadeen degaannakada dhaca inta u dhaxeysa “Saduugi” iyo “Samgha”, weerarkaas oo sababay dhimashada 4 askari oo ka tirsan ciidamada xukuumadda, waxaana Mujaahidiintu ay gacanta ku dhigeen 4 qori oo AK-47 ah iyo 4 mooto.
Sido kle maalinimadii shaley oo jimco aheyd ciidamad mujaahidiinta jamaacada nusratul islaam wal muslimiin ayaa weerar madaafiic ah ku garaacey saldhiga askarta burkina faaso oo ay ku leeyihiin wilaayada Keydaal ee dhacda woqooyiga dalka Maali.
“Subaxnimadii Jimcaha ee ay taariikhdu ku beegneyd 16 Jumaadal Aakhirah 1445 Hijriyada oo ku beegan 29-ka December 2023 Miilaadiga, waxaana Alle mahadii Mujaahidiinta jaaamacada Nusratul islaam Wal Muslimiin u suuragashey in ay gantaal la beegsadaan Saldhigga Ciidamada ee Keydaal. Gantaalkan ayaa sababay in qiiq aad u fara badan uu ka kaco gudaha xeradaasi, ilaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay naf iyo maalba., ayaa lagu soo gab gabeeya bayaankan kasoo baxay mujaahiddinta saxraha iyo saaxilka afrika.
Maalmihii lasoo dhaafay Mujaahidiinta Jamaacada Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ee ku xiran uruka Al-Qaacida ayaa sii laba jibaarey weeraradooda ka dhanka ah askarta xukuumadaha Maali, Burkinafaso Niger Maleeshiyaadka Murtazaqada Fangar iyo dowladaha kale ee ku yaalla Mandiqadda, kuwaas oo dhibaato daran ku haya dadka Muslimiinta ah.