Oolmoorta ayaa ku baaqay xabad joojin dagadag ah iyo in ciidankooda laga soo saara dagaalka ma dhalayska ah ee ay kugoon dhanka kalan lagu dadla sidi looso furan lahaa maxaabissta yahuuda ee kumaqan gacanta kooxaha muqawamada aydoo loo hogaansamaya shuradaha ay sheegteen muqwamda gacanta ku haysa maxaabissta yahuuda
Raysulwasarahan hore ayaa sidoo kale tilmaamay in tirtirta muqawmada hubaysan iyo ahdaafta kale ee uu kucelceliyo natanyahu anay suurta gal ahayn waligeedna ay dhaboobi doonin
Ehud olmert aya maqaal uu qooray laguna daabacay wargayska yahuudiga ah ee haartis ku sheegay in kayaanka sahyuniga ah ee iskugu yeera dawlada israail aanay hortiisa yaalin wax aan ka ahayn laba doorasho oo kala ah in uu dagaalka joojiyo wadahadalana uu la furo muqawamada hubaysan ee reer falstiin.
Halkaan Ka Dhageyso Warbixin mooshinka ka dhanka Natanyahu.