Banaan bax looga soo horjeedo in qayb ka mid ah Badda Soomaaliya la siiyo Itoobiya ayaa Shalay ka dhacay Magaalada Buulo Fulaay ee Gobalka Baay.
Dadweyna Careysan Gudaha Buulo fulaay Calanka Itoobiya Cagta Dhulka kula jiiday, waxaana Bulshadu jeediyeen hadalo qiiro leh oo ay kaga soo horjeedaan in qayb ka mid ah badooda lagu Milkiyo Itoobya.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa 20 kiilow mitir oo bad ah oo Dekedda Saylac ku jirto i saxiixay Ra’iisalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed taasoo dadka Soomaaliyeed badnakood ka kacdoomeen.
Hoos ka dhegeyso Codka dadweynaha sawiradana ka daawo
Halkaan ka dhegeyso Waaliga Baay dadweynaha buulo fulaay oo banaan baxa ka dhigay