Isku soo bax ballaaran oo looga soo horjeedo in Xabashidu qabsato badda Soomaaliya ayaa ka dhacay magaaalda Buulofullaay oo ka tirsan wilaayada islaamiga ah ee Bay.
Kumannaan dadweyne ah ayaa isugu soo baxay fagaarayaasha magaalada iyagoo muujiyay dareenkooda ku aadan sida aysan u oggolaan karin in Xabash soo istaago xeebta Soomaaliya.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.