Munaasbad ka dhacday duleedka magalada Baydhabo ayay beesha Geeledle ku soo bandhigtay boqol iyo lixdan askeri oo ku hubeysan daba jeexyo, baasuukayaal iyo qoryaha Ak47, waxaanay beeshu sheegtay in ciidankaan ay ugu tala gashay in ay ka qayb qaataan xoreynta dekedda magaalada Saylac ee madaxweynaah Somaliland gardarada ku siiyay dowladda xabashida Itoobiya.
Barnaamijka Diirada jimcaha ayaa maanta gabi ahaantiisa looga hadlay Munaasabada waxaana soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.