Waxaa maalinkii labaad xiran Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kaas oo lasoo warinayo inuu uxiran lacago baad ah oo ay DF kusoo rogtay ganacsatada Suuqaas.
Ganacsatada oo la hadlay Warbaahinta ayaa si adag uga dhiidhiyay arrintaan, iyagoona sheegey ineysan marnaba ogoleyn lacagta baadda ah ee lagu soo rogay.
Hoos ka Daawo Muuqaalka Cabashada Ganacsatada.