Shan Jawaasiis ah oo u Shaqeynayay Sirdoonada Maraykanka iyo Dowladda Federaalka ah ayaa lagu dilay Magaalada Salagle ee Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka.
Qaaddi ka tirsan Xarakada Shababaabul Mujaahidiiin ayaa Fagaare Bulshadu isugu timid Jawaasiistana la soo taagay ka akhriyay shaqooyinka nimankaanu ay hayeen iyo cidda ay u adeegayeen.
Intaa kadib rag hubeysan oo ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa toogtay Shanta Jawaasiista ah oo lagu eedeeyay qaarkood in ay duqeymo Maryaknku fuliyay ka qayb qaateen.
Magacyada Jawaasiista la dilay waxay kala yihiin.
1- Axmed Maxamed Daahir 40 sanno jir ah oo basaas u ahaa sirdoonka Maraykanka.
2-Maxamed Abuukar Siyaad 23 sano jir ah oo basaas u ahaa sirdoonka Dowladda Federaalka ah.
3-Maxamed Xasan Cali oo Loo yaqaanno Faan badana 66 sanno jir ah oo basaas u ahaa sirdoonka Dowladda Federaalka ah.
4-Saalax Sokorow xaaji Xasan 27 sano jir ah oo basaas u ahaa sirdoonka Dowladda Federaalka ah.
5-Yuusuf Cabdullaahi Xaaji Aadan oo Ciro Loo yaqaanno 43 sano jir ah oo basaas u ahaa sirdoonka sirdoonka Dowladda Federaalka ah.
Marar badan sidaan oo kale Wilayaatka Islaamiga ah waxaa lagu dilay Jawaasiis badan kuwaasoo qaarkood ka dambeeyeen duqeymao maryakanku geystay oo dad Shacab ah lagu laayay hantidioodana lagu baa’bi’yay.