Waxaa dalka Masar ku geeriyooday Sheekh Muxamad Ad-Dawaahiri oo ah da’da ka yar Sheekh Ayman Ad-Dawaahiri amiirka guud ee Mujaahidiinta Al-Qaacida.
Sheekha ayaa ku dhintay xabsiyada dalka Masar oo uu ku xirnaa tan iyo sanadkii 2013-ka.
Dhagayso Caalim la dhashey Sheekh Ayman oo ku dhintay Xabsiyada dalka Masar