Barnaamijka Diirada jimcaha oo ah barnaamij todobaadle ah ayaa maanta looga hadlay sida wilaayada jubooyinka umaareysay fatahaadii ka dhashay roobkii deyrta.
Barnaamijka waxaa marti ku ahaa sheekh Maxamed Abuu Cabdalla Waaliga Jubooyinka oo faafaahiyay saameynta ka dhalatay fatahaadii wabiga Jubba iyo roobakii Deyrta.