HomeUncategorizedDhageyso:Xasan sheekh oo Itoobiya Lagu soo bahdilay ayaa Muqdisho kusoo laabtay.

Dhageyso:Xasan sheekh oo Itoobiya Lagu soo bahdilay ayaa Muqdisho kusoo laabtay.

Madaxweynaha dowladda federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii Itoobiya ay ku bahdishay magaalada Adis ababa ee wadanka Itoobiya.

Xasan ayaa loo diiday inuu ka qeybgallo shirka midowga Afrika kadib markii lagu xanibay Hoteel uu Adis ababa ka daganaa.

Xasan sheekh oo laga filayay inuu faafaahiyo bahdilaada ayaa ka gaabsaday isagoo kusoo guryo noqday Muqdisho.

Warbixin ku saabsan bahdilaadka Xasan sheekh hoos ka dhageyso.

Dhageyso Warbixinta bahdilaada Xasan sheekh

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular