Cabdimaalik muuse coldoon oo ah wariye samafale ah, ayey maamulka Soomaalinad maanta sii daayeen, kadib markii ay bishii ina dhaaftay ee Rajab ay kasoo qabteen magaaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, intaas kadbna la la’aa halka uu ku xiranyahay.
Cabdimaalik oo maanta ka hor hadlay warbaahinta ayaa ka warramay siideyntiisa, isagoo xusay inta goor ee uu maamulka Soomaalinad xarig kula kacay.
Mid kamid ah ehelada Cabdimaalik Muuse Coldoon oo kamid ahaa dadkii ku sugnaa goobta uu saxaafadda kula hadlay, ayaa ku booriyay inuu ku taagnaado wixii wanaag ah oo ay kamid tahay arrimo marmar badan Cabdimaalik uu xabsi ugalay.
Halkaan ka Dhageyso C/Maalik Muuse Coldoon oo maanta xabsiga lagasii daayay