HomeAll newsWar Saxaafadeed: Al-Shabaab Oo Sheegtay Masuuliyadda howlgalka SYL.

War Saxaafadeed: Al-Shabaab Oo Sheegtay Masuuliyadda howlgalka SYL.

War saxaafadeed rasmi ah oo kasoo baxay Taliska ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegtay masuuliyadda weerarka ka socda hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.

Al-Shabaab waxay sheegtay in dagaalyahannadooda ay howlgal guuleystay ka wadaan gudaha hotelka SYL ee kaabiga ku haya madaxtooyada Villa Somalia.

Halkan ka akhriso bayaanka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular