War saxaafadeed kasoo baxay Taliska ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in weli ciidamadooda ay ka dhex dagaallamayaan hotel SYL ee magaalada Muqdisho.
Waa Saacaddii 10aad oo xiriir ah oo ay weli Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab gacanta ku heyso hotel SYL, halkaas oo ay degnaayeen xubno muhiim u ah Dowladda Federaalka.
UPDATE_HHalkan ka akhriso bayaanka.