Mid kamid ah dagaalyahannada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ku jira gudaha hotel SYL ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa diray farriin muhiim ah oo ku socota dadka Soomaaliyeed.
Wuxuu sheegay naftii hurahan inaaney jirin cid gooni ah oo hogaamineysa ama ku qasabtay iney natooda huraan, ee uu Quraanku yahay cida hogaamineysa, kuna dhiirogelisay fulinta weeraradan noocaan ah.