Suldaan Muxamad Cabdul Qaadir oo ah suldaanka guud ee beesha Tunni ayaa ka hadlay shucuurtiisa ku aadan weerarka ka socda hotel SYL ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.