HomeAll newsWaaliga Banaadir Oo Ka Hadlay Weerarkii hotel SYL ee Muqdisho.

Waaliga Banaadir Oo Ka Hadlay Weerarkii hotel SYL ee Muqdisho. [DHAGAYSO]

Sheekh Muuse Cabdi Caraalle, oo ah waaliga wilaayada islaamiga ah ee Banaadir ayaa ka hadlay weerarkii saacadaha badan qaatay ee ka dhacay hotelka SYL ee kaabiga ku haya madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.

Halkan ka dhagayso kalimadda Sheekh Muusa Cabdi Caraalle ee weerarkii SYL.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular