Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee wilaayada Islaamiga Shabeellaha Hoose ayaa fagaare ku yaala degmada Kurtunwaarey ee gobolka waxay xukun dil ah kula fulisay 4 ruux oo basaas u ahaa sirdoonnada Maraykanka iyo Dowladda Federaalka.
Ragga xukunka dilka ah lagu riday, laguna fuliyay, ayaa kala ahaa :-
1-Maxamed Yuusuf Maxamed (Ilkacase) 29 Jir
2-Cali C/Qaadir Cali 33 Jir
3-C/laahi Xuseen Xasan 43 Jir
4-Cabaas Cali Sh-Maxamuud 32 Jir
Mid kamid ah Qudaada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ku dhawaaqay xukunka, wuxuuna sheegay in xukunka loo cuskaday qiraalka eedeysanayaasha.
Halkan ka dhagays xukunka maxkamadda.