Iyadoo xasuuqa Yahuuddu ka wadaan Qazza uu galay maalinkii 247aad oo xiriir, ayay ku dhawaaqeen iney soo furteen 4 kamid ah maxaabiistii looga heystay marinka Qazza, waxaana intii uu socday howlgalkaas ay dileen Yahuudda inkabadan 200 oo ruux oo caruur badan.