HomeAll newsXillibaan Cabdi Samad: Dowladda Federaalka Way ku Fashilantay Siyaasadda iyo Dagaalka.

Xillibaan Cabdi Samad: Dowladda Federaalka Way ku Fashilantay Siyaasadda iyo Dagaalka.

Isagoo waraysi siinayay barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada oo ka baxa idaacadda Al-Furqaan, ayuu xillibaan Cabdi Samad Macallin Maxmuud wuxuu tilmaamay in Dowladda Federaalka ay ku fashilantay Siyaasadda iyo dagaalka ka dhanka ah Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Wuxuu tilmaamay iney soo badatay cabashida ka imaaneysa shacabka ee la xiriirta Dowladda Federaalka, wadada iminka lagu socdana aaney ahayn mid saxan, sida uu hadalka u dhigay.

Mar uu ka jawaabayay su’aalo laga weydiiyay arimaha dagaalka, wuxuu xillibaan Cabdi Samad sheegay in qaabka loo wajahay dagaalkaas ee loo galay uu ahaa mid aan sax ahayn.

Dhagayso waraysi Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular