Maalimihii lasoo dhaafay waxaa dalka Kenya ka socday kacdoonno xooggan oo ay dhigayaan dadka Kenyanka ah, kuwaas oo ay kaga soo horjeedaan canshuur kordhin ay dowladdu kusoo rogtay shacabka.
Haddaba intee bey la egyihiin culeysyada dowladda Kenya ka haysta dhaqaalaha? Maxaase ka jira inuu khilaaf ka dhaxeeyo madaxda wadanka Kenya? Halkee ayaysa ku biyo shuban karaan kacdoonada dalkaas iyo khilaafaadyada madaxdooda?
Ku Dhageyso Falanqeyntaan hoose: